Qarax Caawa ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Waxaa daqiiqado kahor qarax laga maqlay qeybo badan oo kamid ah magaalada Muqdisho uu ka dhacay agagaarka Isgooska Bakaaraha  , waxaana qaraxan lasoo sheegayaa in uu yahay miino wadada dhinaceeda lagu aasay. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in qaraxa miino lagu hoos qariyay goob qashin ah,waxaana wararka aan helnay sheegayaan in qaraxan uusan ka dhalan wax … Continue reading Qarax Caawa ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya